Dr. Cali Siciid Fiqi oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ayaa VOA u sheegay inay wadaan wadatashiyo ay la yeelanayaan Soomaldia qurbaha,.
Dhinaca kale, Website-ka VOA waxaad kala socon kartaa cutubyada qabyo-qoraalka dastuurka.
Wareysiga Dr. Cali Faqi, ka dhageyso qeybta hoose