Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in ay waqtigeeda ku dhici doonto

Guddiga doorashada Somaliland

Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa sheegay in doorashada ay ku qabsoomi doonto waqtigeeda oo ku began 13-ka bisha November ee sanadkaan.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay inay sameeyeen qorshe iyo jadwal faahfaahsan oo ay ku shaqeynayaan, kaasi oo hadda ku socda sidii ay ugu talo-galeen.

Faahfaahinta warkaan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in ay waqtigeeda ku dhici doonto