Guddiga Ganacsatada HirShabeelle oo baaq u diray maamulka

HirShabelle

Guddiga ganacsatada HirShabeelle oo kulan ku yeeshay Baledweyne ayaa ugu baaqay maamulka inay taageeraan sidii ganaacsigooda uu horumar u samayn lagaa.

Ganacsatada ayaa sheegay inay haystaan caqabado u baahan in laga gacan siiyo sida biyo la’aanta, suuqgaynta dalagga, iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha sida wadooyinka oo gacan ka gaysan kara horumarinta beeraha.

Wariyaha VOA ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa mowqifka ganacsatada ka waraystay guddoomiye ku xigeenka guddiga ganacsatada iyo warshadaha HirShabeelle Cabdullahi Cabdiwaaxid Maxamed (Taxaab).

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga Ganacsatada HirShabeelle oo baaq u diray maamulka