Guddiga Isku-xirka Maraykanka iyo Afrika oo lagu dhowaaqay

US-Africa

US-Africa

Magaalada Washington ee caasimadda dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay Guddiga isku-xirka siyaasadda Maraykanka iyo Afrika, kaasi oo ka shaqeyn doona horumarinta wada shaqeynta u dhaxeysa labada dhinac.

Kooxdan ayaa waxaa aas-aastay xildhibaan Ilhan Omar, oo ah qofkii u horreeyey ee ku dhashay qaaradda Afrika ee xubin ka noqda Congaress-ka Mareykanka.

Haddaba, daahfurka guddigan oo ay ka qaybgaleen madax ka kala socotay Mareykanka iyo Afrikaba, waxaa warbixintan ka diyaariyay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga isku-xirka Maraykanka iyo Afrika oo lagu dhowaaqay