Guddoomiyaha Togdheer oo ka hadlay mudaaharaad ka dhacay Burco

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Cabdullaahi Nafaqo ayaa ka hadlay mudaharaad xalay ka dhacay magaalada Burco, waxaana uu sheegay in gobolka Togdheer uu nabadgelyo yahay.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Togdheer oo ka hadlay mudaaharaad ka dhacay Burco