Guddoomiyihii degmada Wanlaweyn oo ku geeriyooday Muqdisho

Guddoomiyaha dhintay ee Wanlaweyn

Allah ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyaihii Degmada Wanlawayn ee Gobalka shabeelaha Hoose.

Maamulka degmada Wanlaweyn ayaa VOA u sheegay in guddoomiyaha uu xanuunsanaa maalmihii tegay, islamarkaana qalliin aan lagu guuleysan looga sameeyey qoorta.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyihii degmada Wanlaweyn oo ku geeriyooday Muqdisho