Halkee ku dambeeyey mashruuca jidka dhaqaale ee Shiinaha?

Shiinaha oo loolan xooggan ugu jira kobcinta awooddiisa dhaqaale ayaa toban sano ka hor billaabay mashruuca jid dhaqaale oo isku xidhaya Shiinaha iyo caalamka kale.

Meelaha mashuruucaasi uu saamaynta ku yeelanayo waxaa ka mid ah qaaradda Africa. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkee ku dambeeyey mashruuca jidka dhaqaale ee Shiinaha?