Dumar Abaalmarin La Siiyey

Dumar ka socda 10 wadan ayaa abaal-marin lagu gudoonsiiyey wasaarada arrimaha dibada ee Mareykanka. Dumarkan ayaa la aqoonsadey dadaalo kala duwan oo ay bulshada dunida u qabteen.

Halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dumarka