HirShabeelle oo soo geba-gebeysay doorashada golaha shacabka

Doorashada Jubaland

Maamul gobaleedka HirShabeelle ayaa soo gabagabeyay doorashada kuraasta xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya, ayada oo xalay la doorta kuraastii ugu dambeysay.

Magaalada Jowhar ayaa waxaa xalay ka dhacay doorashada laba kursi oo uu ku jiro kursigii ay ka geeriyooday xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi oo qarax ismiidaamin lagu dilay bishii March ee sanadkan.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

HirShabeelle oo soo geba-gebeysay doorashada golaha shacabka