Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti

Khaatumo Jabuuti

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali- Firdhiye, oo booqasho ku jooga magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda SSC ee Jabuuti.

Shalayna Firdhiye waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Jabuuti ka soo dirtay Sagal Saciid Faarax.

Your browser doesn’t support HTML5

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti