Washington —
Hogaamiyayaasha sare ee xisbiga Dimoqraadiga ee Senate-ka iyo Aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa taageeray madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris inay noqoto musharraxa xibsiga ee doorashada madaxtinimada ee dhaceysa November.
Weriyahayaga Katherine Gypson ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan qortay, waxaana nala socodsiineysa Caasha Ibraahim Aden.
Your browser doesn’t support HTML5