Hoos u dhac laga dareemayo daadadka Beledweyne

Fatahaadda ku dhufatay maagalada Beledweyne waxaa ay si guud u saameysay dadka magaalada deggan, gaar ahaan kuwa muruqooda ku shaqeysta.

Si kastaba waxaa hadda magaalada laga dareemayaa hoos u dhaca biyahii daadka ahaa ee magaalada kusoo rogmaday horraantii bishii ina dhaaftay ee November.

Wariyaha VOA ee bartamaha Somaaliya Xuseen Xasan Dhaqane ayaa wawrbixntan Beledweyne kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Hoos u dhac laga dareemayo daadadka Beledweyne