Howlaha fidinta gargaarka oo mar kale ka billaabmay Gaza

Hawlaha fidinta gargaarka bani'aadantinimo ayaa mar kale ka billaabmay dekadda ku meel gaarka ah ee Maraykanka uu ka dhisay xeebaha Gaza. Laakiin gargaarka ayaa meelaha fog aan la gaadhsiin karin.

Wariyaha VOA-da ee arrimaha Aminiga Qaranka Jeff Seldin ayaa warbixintan diyaariyay Xuseen Barre ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Howlaha fidinta gargaarka oo mar kale ka billaabmay Gaza