Howlaha horyaalla madaxweynaha cusub ee la dooranayo
Doorashada
Muqdisho —
Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka socotay Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayada oo ay u tartamayaan in ka badan 30 musharax.
Madaxweynaha la dooranayo maanta waxaa horyaalla hawlo culus oo Soomaliya soo ragaadiyey in ka badan 30 sano.
Amniga iyo dhammaystirka arrimaha dastuurka waxay ka mid yihiin ballanqaadyada ay mar walba sheegaan madaxda waddanku inay wax ka qabanayaan sannadihii lasoo dhaafay.
Warbixintan ku saabsan hawlaha laga sugayo madaxweynaha cusub waxaa inoo diyaariyey Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Howlaha horyaalla madaxweynaha cusub ee la dooranayo