Howlgal lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Marka

Marka

Laamaha amniga degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay magaalada ka fuliyeen howlgal ay ku dileen nin ay ku eedeeyeen in uu ka tirsanaa maleeyshiyaadka kooxda Al-Shabaab, tiro kalena lagu qabtay.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warkan ka soo diray Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Howlgal lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Marka