Khartuum —
Koox caan ah oo u dooda xuquuqul insaanka ayaa ku baaqaysa in ciidamo nabad ilaalin ah la geeyo dalka Sudan, kadib markii ay dhawaan ka dhaceen weeraro lagu dilay dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Al-Gezira, kuwaas oo si weyn loogu eedeeyay ciidamada taageerada degdega ah, oo ka mid ah dhinacyada isku haya Sudan.
Human Rights Watch ayaa sheegtay in xaaladdu ay noqotay mid aad u xun oo loo baahan yahay howlgal lagu ilaalinayo dadka rayidka ah. Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi, Cabdixakiin Maxamud Shirwac ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5