Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe

Mudug

Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada iyo dilalka salka ku hayo aanooyinka qabiil ee weli ka dhaca meelo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan gobollada dhexe.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe