New York —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo khudbadihii ay Ethiopia iyo Soomaaliya ka jeediyeen.
Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5