Muqdisho —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sharciyada uu dhowaan ansixiyey baarlamanka, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga iyo buslada, oo uu saxiixay madaxeynaha Xasan Sheekh iyo muhiimadda ay leeyihiin.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5