Imisa ayaa Britain uga baxeysa halkii qof ee ay u masaafuriso Rwanda?

FILE PHOTO: British Prime Minister Rishi Sunak, right, and visiting Rwandan President Paul Kagame meet at 10 Downing Street, London, Britain, May 4, 2023.

Qiime intee le’eg ayey ugu kacaysaa dawladda Britain inay qof magangelyo-doon ah u masaafuriso dalka Rwanda oo ay kula heshiisay in laga furo xarumo lagu maareeyo kiisaska magangelyo doonayaasha?

Su’aashaas waxaa jawaabteedy ku jirtaa warbixin cusub oo ay diyaarisay wakaalada wararka ee Reuters. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Imisa ayaa Britain uga baxeysa halkii qof ee ay u masaafuriso Rwanda?