Israel 'oo dishay sarkaal kale oo sare oo ka tirsan' Xizbullah

Milatariga Israel ayaa maanta sheegay inay duqayn ku dileen sarkaal kale oo sare oo ka tirsan ururka Xizbullah, xilli kooxdan reer Lubnaan ay la daalaa dhacayso dhirbaaxooyin halis ah iyo dilkii hogaamiyahoodii Xasan Nasrullah.

Warbixin ay arintan ka qortay wakaalada wararka ee Associated Press waxa soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo sheegtay in ay dishay sarkaal kale oo sare oo ka tirsan Xizbullah