Israel oo kordhisay weerarka magaalada Jenin

Ciidamada Israel ayaa baaritaanno dheeraad ah maanta oo Talaada ah ka sameeyay xero qaxooti oo ku taal magaalada Jenin ee Daanta Galbeed.

Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo tirada dhimashada weerarkooda oo bilowday Isniintii ay gaartay 10 qof.

Warbixin ay VOA ka diyaarisay waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo kordhisay weerarka magaalada Jenin