Israel oo Saxaraha Galbeed u aqoonsatay dhulka Morocco

Dawladda Israel ayaa sheegtay inay aqoonsanayso in gobolka Saxaaraha Galbeed oo dadka gobolkaasi u dagaalamayaan inay madaxbannaanaadaan uu ka tirsan yahay dhulweynaha Morocco.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haysa Sahra Ciide Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo Saxaraha Galbeed u aqoonsatay dhulka Morocco