Beirut —
Israel ayaa weeraro xiriir ah habeenimadii Axadda ka fulisay dalka Lubnaan, waxayna ku dhawaaqday inay dishay taliye kale oo sare oo ka tirsanaa Xizbullah.
Duqeymahan ayay sheegtay Israel inay uga gol-leedahay inay xaaladda ku sii adkeyso Xizbullah, oo weli u baroor diiqeysa dilkii hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah, oo ay Israel duqeyn cirka ah ku dishay Isra’el.
Weriyaha VOA Arash Arabasadi ayaa diyaarisay warbixintan. Waxa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5