Itoobiya oo sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara

Madaxweyne Erdogan oo dhexda kaga jira, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'isul Wasaare Abiy Axmed.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara ee ay dhawaan kala saxiixdeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Hadalkan ayaa yimid ka dib markii wafdi ka socday Soomaaliya ay shalay tageen magaalada Addis Ababa, iyadoo dhinaca kale Soomaaliya ay ku eedeysay Itoobiya weerar shalay ka dhacay gobolka Gedo.

Warkan oo ay baahisay warabaahinta dowladda Itoobiya, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Itoobiya oo sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara