Jabuuti oo xoojineysa iskaashiga ururka barwaaqo sooranka Africa

Madaxtooyada Jabuuti

Dawladda Jabuuti ayaa dhawaan shaacisey inay sii xoojineyso iskaashiga ay la leedahay ururka barwaaqo sooranka Africa ee xaruntiisu ay tahay magaalada Accra ee dalka Ghana.

Jabuuti ayaa sheegtey inay diyaar u tahay in iskaashiga ururkaasi kaga faa’iideysato fursadaha canshuur la’anta ee ganacsiga isaga kala gooshaya guud ahaan qaaradda Afrika, si wax soo saarkooda ay suuq ugu helaan.

Faahfaahinta warkaan waxaa noo soo diray Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo xoojineysa iskaashiga ururka barwaaqo sooranka Africa