Jabuuti oo xustay sanad-guuradii 75-aad ee lacagta Franc

Ismaaciil Cumar Geelle, xuska lacagta Franc

Dalka Jabuuti waxaa maalintii shalay laga xusay munaasabadda 75 guurada ka soo wareegtey wakhtigi la hirgaliyey lacagta faranka Jabuuti.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa guddoomiyey munaasabadda iyadoo wufuud kala duwan oo dawladda Soomaaliya ay ka mid tahay ay ka qeyb galeen xuska lacagta faranka Jabuuti.

Wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadaan Muese ayaa warbixin arrintaas ku saabsan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo xustay sanad-guuradii 75-aad ee lacagta Franc