James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

James Swan iyo Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland.

Faahfaahinta warkan waxaa Garoowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka