James Swan oo Golaha Ammaanka warbixin ka siiyey Soomaaliya?

James Swan

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa yiri, hogaamiyeyeyaasha Soomaaliya waxaa waajib ku ah inay dhinac isaga dhigaan kala aragti duwanaanshiyahooda oo si deg deg ahna ay u soo gabagabeeyaan hanaan doorasho oo lagu qanci karo.

Swan oo shalay warbixin kooban xaaladda Soomaaliya ka siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dhinaca kale ka deyriyay qoondada dumarka ee doorashada socota oo aan la fulin.

Warbixintii uu James Swan u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxaa inoo soo koobeysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

James Swan oo Golaha Ammaanka warbixin ka siiyey Soomaaliya?