Jubaland oo cambaareysay weerarkii Al-shabaab ee Baardheere

Axmed Madoobe

Qarax shalay ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaas oo lagu weerary guriga martida ee Dagmada Baardhere ayaa keenay waxyeello dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay shacab iyo masuliyiin heer gobol iyo saraakiil ciidan.

Weerarka ayaa waxaa sheegtay ururka Alshabaab. Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland ayaa Cambaareeyay weerarkaas.

Faafaahinta warkaasi iyo xaalada magaalada Baardheere ee saake sida ay tahay waxaa kasoo waramay Wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubbaland oo cambaareysay weerarkii Baardheere lagu qaaday by aadan kismaayo.mp3