Jubaland 'oo ka hortageysa' cuntooyinka aan tayada lahayn

Dekadda Kismaayo

Mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay billaabeen dadaal ay ku yareynayaan cuntooyinka aanan tayada laheyn ee yaalla suuqyada.

Waxay kaloo ballan-qaadeen in ay xakameyn doonaan cuntooyinka iyo agabyada kale ee lagu tuhmo in ay dhaceen ama tayadoodu liidato.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland 'oo ka hortageysa' cuntooyinka aan tayada lahayn.