Boorama —
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa sheegay inay ka baaqsadeen isku soo baxyadii taageerayaasha ururkiisa ay ka samayn lahaayeen gobollada bariga Somaliland, colaadda ka soo korodhay awgeed.
Maxamuud Xaashi oo cambaareeyay colaadda ayaa ururkiisa Kaah uu shalay iyo darraad lahaa maalmihiisa ololaha doorashada oo ay ku qabteen gobollada bartamaha iyo galbeed isagoo hadda ku sugan magaalada Boorama.
Wariyaha VOA-da Haashim Shekh Cumar Good ayuu uga warramay siduu u arko ololaha doorashada.
Your browser doesn’t support HTML5