Kaamirooyinka oo kaalin ka qaadanaya sugidda amniga Muqdisho

Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada maleeshiyada al-Shabaab, sida ay saraakiishu sheegeen.

Hase yeeshee, dad badan oo Muqdisho deggan, ayay sidoo kale waxay kaamirooyinka u abuurayaan madax xanuun hor leh, ayada oo dowladda ay qasab ka dhigtay in la xirto.

Warbixintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Kaamirooyinka oo kaalin ka qaadanaya sugidda amniga Muqdisho