Mombasa —
Qaar kamid ah bulshada dalka Kenya ayaa cambaareeyay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee dalkaasi xuquuq ku siisay dadka isku jinsiga ah ee isku galmooda.
Hoggaamiyayaasha Diinta ayaa ku booriyay madaxweyne William Ruto in uu arrintan soo farogeliyo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Your browser doesn’t support HTML5