Nairobi —
Dowladaha Kenya iyo Shiinaha ayaa iska kaashanaya hirgelinta mashaariicda horumarineed ee dalka Kenya laga fulinaya, si loo xaqiijiyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee labada waddan.
Warbixin arrintaasi ku saabsan, waxaa Nairobi nooga soo dirtay Intisar Saalax Xuseen.
Your browser doesn’t support HTML5