Nairobi —
Dowladda Kenya ayaa wadda dadaallo ay ku doonayso sidii ay wax uga qaban lahayd sare u kaca dhanka maciishadda iyo nolasha oo sanadihii ugu dambeeyay aad uga sii darayey.
Arrintan ayaa saamaysay nolasha malaayiin Kenyan ah, waxaana dowladdu ay hadda qiimo dhimis ay ku samaysay qiimaha shidaalka gaadiidka ee dalkeeda, inkastoo tallaabadaas aysan ahayn mid wax ka bedali karta cabashada dadka Kenyanka ah.
Hadaba ganacsatada Soomaalida ee suuqa Islii iyo sida ay u arkaan tilaabada Dowladda Kenya ayaa wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed wuxuu arrintaasi wax ka waydiiyay Cumar Ibraahim Xusseen oo ah xog-hayaha ganacstada Suuqa Islii.
Your browser doesn’t support HTML5