Kenya oo dib u dhigtay furista xuduudda Soomaaliya

Bishii May ee sannadkan ayey dawladda Kenya sheegtay inay oggolaatay in dib loo furo xuduudda ay la leedahay Soomaaliya oo rasmi ahaan xirnayd markaas ka hor.

Dib u furista xuduudda ayaa ku beegnayd maanta, hase yeeshee Kenya waxay sheegtay inay tallaabadaasi dib u dhigayso.

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa sababta dib u dhigista warbixintan ay ka qortay. Waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo dib u dhigtay furista xuduudda Soomaaliya