Kenya waxay diyaar u tahay inay hogaamiso ciidamo caalami ah oo la geeyo Haiti waxayna 1,000 askari oo booliis ah geyn doontaa dalka ay qalalaasuhu ragaadiyeen ee Caribbean-ka marka la aqbalo yabooheeda, sida uu sheegey wasiirka arrimaha dibadda Kenya Sabtidii.
Warbiixnan oo ay qortey AFP waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Your browser doesn’t support HTML5