Nairobi —
Qaar ka mid ah xildhibaanada dalka Kenya ee ka soo jeeda gobollada dhexe oo uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya ayaa doonayo in dib u eegis lagu sameeyo qorshaha dakhliga loogu qeybiyo dalka Kenya.
Xubnahan ayaa doonaya in dakhliga loo badiyo gobalka dhexe oo ah gobalka uu maxaweyne ku-xigeenka ka yimaado, kaasi oo ugu dad badan dalka Kenya.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo haya weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire.
Your browser doesn’t support HTML5