Muqdisho —
Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka kala duwan ayaa ka cabanaya lacago bille ah, oo uu kusoo rogay maamulka Gobolka Benaadir, lacagahaas oo ay ku doodayaan in aan xaq loogu laheyn.
Dhinaca kale, dhaqaale yahannada ayaa ku doodaya in sharuucda canshuuraha ee lakabyada dowladda oo aan kala caddeyn ay sabab u yihiin arrinkaan taagan.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5