KIA oo dib ugu yeertay 427,000 oo baabuur ah

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkadda baabuurta KIA, faraceeda Mareykanka, ayaa shacabka ugu baaqday inay soo celiyaan in ka badan 427,000 baabuur nooca Telluride ah oo ay cilad ku timid.