Moscow —
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa wacad ku marey inuu taageero bilaa shuruud ah u fidin doono dhammaan go’aanada madaweynaha Ruushka Vladimir Putin, xili ay sare u kacdey walaaca Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ay ka qabaan isu gudbinta hubka.
Arrinkan ayaa yimid kadib markii labada hoggaamiye ay kulan ku yeesheen Bariga dalka Ruushka, halkaasi oo Kim uu ku tegay booqasho kadib safar naadir ah oo uu kaga baxay dalkiisa.
Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahaas ka wareystay Cabdirisaaq Sheekh Cali oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha Mareykanka kuna sugan gobolka Ohio.
Your browser doesn’t support HTML5