Muqdisho —
Ku dhawaad 20 qof oo hubeysan ayaa markab xamuul ah ka afduubtay xeebaha Soomaaliya, waxaana ay la wareegeen gacan ku heynta marakbka, sida ay Talaadadii sheegtay shirkad qaabilsan dhanka ammaanka Badda.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5