Kulan ku saabsan dhismaha waddooyinka oo ka dhacay Kismaayo

KIsmaayo

Mas’uuliyiin iyo ganacsato ku sugan magaalada Kismaayo ayaa yeeshay kulan cusub oo ay kaga hadlayaan dhismaha waddooyinka isku xira magaalada Kismaayo.

Tallaabadan ayaa ka mid ah dadaalka lagu nidaaminayo naqshadda maqaalada. Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulan ku saabsan dhismaha waddooyinka oo ka dhacay Kismaayo