Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha.

Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Puntland.

Faahfaahinta warkaan waxaa Garowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe