Kumanaan Kenyan ah oo laga saarayo liiska qaxootiga Dhadhaab

Dowladda Kenya ayaa billowdey olole ay kaga saareyso dadkeeda Kenyanka ah liiska faraha qaxootiga oo ay sanado kahor galeen.

Hore ayaa waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya isaga diiwaan-galiyey kumanaan qof oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Kenya.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixinta kasoo direy Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Kumanaan Kenyan ah oo laga saarayo liiska qaxootiga Dhadhaab