Muqdisho —
Soomaaliya waxaa weli ka socota doorashada xubnaha Golaha Shacabka, ayada oo 8 maalin oo kaliya ay ka hartay waqtigii ay beesha caalamka taageertay in lagu soo geba-gebeeyo.
Ilaa iyo hadda waxaa la buuxiyay ku dhawaad 150 ka mid ah 275 kursi ee Golaha Shacabka.
Maanta waxay doorasho ka kala dhacday saddex magaalo oo kale ah Muqdisho, Dhuusomareeb, iyo magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee maamulka Koonfur galbeed.
Weriyayaasha VOA Seynab Abuukar Maxamed, Mukhtaar Maxamed Catoosh iyo Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixinadan kasoo kala diray Muqdisho, Baraawe iyo Dhuusamareeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Your browser doesn’t support HTML5
Your browser doesn’t support HTML5