Laba shir oo muhiim ah oo toddobaadkan ka dhacaya Galbeedka Afrika

Galbeedka Afrika oo kala qaybsan ayaa martigelinaya laba shir madaxeed asbuucan. Mid waxa uu ka dhacayaa dalka Niger, waxa uu u dhexeeya hoggaamiyeyaasha talisyada militariga ee gobolka Saaxil.

Waxaa ku xiga shir kale oo Nigeria ka dhacaya maanta oo Axad ah oo ay ku sugan yihiin hoggaamiyeyaasha ururka dhaqaalaha ee ay ku bahoobeen dalalaka Galbeedka Africa ee loo soo gaabiyo ECOWAS.

Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya warbidin ay arrintan ka qortay VOA-da.

Your browser doesn’t support HTML5

Laba shir oo muhiim ah oo toddobaadkan ka dhacaya Galbeedka Afrika