Buurhakaba —
Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo waddada isku xirta magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, oo ka hadlay magaalada Buurhakaba, ayaa sheegay inay jidka ka hor leexinayaan cidda kaliftay in Baydhaba iyo Buurhakaba diyaarado loo kala raaco, oo ula jeeday kooxda Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Baydhaba Muqtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5