Lafta-gareen oo si adag uga hadlay dadka la macaamila Al-Shabaab

Lafta-gareen

Madaxweynaha mamaul goboleedka Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa si adag uga hadlay dadka la macaamila ururka Al-Shabaab. Waxa uu dhinaca kale ku baaqay in la billaabo wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ee al-Shabaab.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo kooxda Al-Shabaab ay maalmihii dhowaa go’doon ku haysay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Lafta-gareen oo si adag uga hadlay dadka la macaamila Al-Shabaab